Demokarasiya
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Talis dawleed oo ku dhisan xukun uu dadweynuhu maamulo. ld demokarasiyad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga demokarasiya ↴
demokarasiyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg