Dembi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dembi

eedaysan | eedaysane | saamax | xabbis | xaladhaley | asaabboon | boondhow | cafis | carrabmaris | cisaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg