deyn1 1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar. deyn2 eeg daa. ld dayn. deynhilato Shimbiro yaryar oo aan guryaha ka ag dhaqaaqin oo gurubsata wixii ka daata badarka la tumayo.
deyni ld deymi.
deynin ld deymin.
deynle Qof, qof kale deyn ku leh. ld deynlow.
deynlow ld deynle.
deynmid eeg deyman.
deynoobid ld deymoobid.
deynow ld deymow.
deynqabe Qof deyn lagu leeyahay.
deynsad ld deynsasho.
deynsasho eeg deynso. ld deynsad.
deynso Lacag iwm cid ka amaahasho.
deyr ld deyd.
deyraan Dabaysha, firada, heerka iwm oo ka soo hormara roob di'i raba.
deyradhaaf Bartamaha xilliga diraacda oo ah waqti aad u dhaxan badan.
deys 1. D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin. 2. D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.
deysasho eeg deyso.
deyso 1. Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho. 2. D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
dhaab1 1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm. 2. Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar. dhaab2 Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm. dhaabad 1. Ballan. 2. Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.
dhaabadee Maanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.
dhaabadeyn eeg dhaabadee. ld dhaabadays.
dhaabadeys ld dhaabadeyn.
dhaabadeysan Wax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).
dhaabadeysnaan eeg dhaabadeysan. ld dhaabadeysnaansho.
dhaabadeysnaansho ld dhaaba- deysnaan.
dhaabalo 1. Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; qaniinyo. 2. Gubaabo.
page : 75 of 218
<< < 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 > >>