Dhaabalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; qaniinyo. 2. Gubaabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaabalo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg