Ilgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod. 2. I. ah: qof firfircoon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilgal

cimilgal | cimilgal | ilbalacle | ilbalaclee | ilbalacleyn | ilbalacleys | ilgalacle | ilgalaclee | ilgalacleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg