goobaab1 Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin. goobaab2 Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab². goobaaban Wax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.
goobaabasho eeg goobaabo. ld koobaabasho.
goobaabid eeg goobaab². ld koobaabid.
goobaabin ld goobaab¹.
goobaabnaan eeg goobaaban. ld goobaabnaansho, koobaabnaan, koo- baabnaansho.
goobaabnaansho ld goobaabnaan.
goobaabo Goobaab samaysasho. ld koobaabo.
goobaal Raadinta wax maqan la raadiyo.
goobada-aartig (juqr.) Xarriq marta loolka 66° 32' ee woqooyi oo badanaa loo qaato 66° 30'.
goobada-antaartig (juqr.) Xariiqda marta loolka 66°32' ee koonfureed oo badanaa loo qaato 66° 30'
goobali Dheddig curad ah oo aan rimmanayn.
goobare Nin aan markaa naag qabin waxse horay u soo guursaday.
goobasho eeg goobo².
goobataal Agagaarka meel la degganyahay.
goobayn eeg goobee.
goobdumis G. ah: qof ciyaaraha dhabqiya ama fadqalaleeya.
goobee Wax goob-goob ka dhigid.
goobi La g.: beer shaqadeeda u duulid.
goobid eeg goob³. ld goobis.
goobin eeg goobi.
goobis ld goobid.
goobjoog Qof dhacdo markay dhacday ogaa.
goobo1 1. Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah. 2. Summad goobo ah. goobo2 1. (f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho. 2. (f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid. goobo-hale (xis.) Goobo ama kubbad leh gacan dhererkiisu le'egyahay hal halbeeg.
goobta meesha, halka.
goobtan meeshan, halkan.
goobxaarad ld goobxaarasho.
page : 76 of 102
<< < 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 > >>