Goobjoog
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Qof dhacdo markay dhacday ogaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goobjoog ↴
golajoog | maqaale | marag | maragfur | maragkac | markhaati | markhaatifur |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

