Goobo-hale

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(xis.) Goobo ama kubbad leh gacan dhererkiisu le'egyahay hal halbeeg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goobo-hale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg