Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: calman
itaalso Itaal yeelasho.
itaalxumo Itaaldarro.
itanol (kiim.) Alkohool hoor ah oo bida, midabna aan lahayn. Itanoolka waxa lagu soo saaraa dariiqadda khamiirinta sonkorta.
itataabayn eeg itataabee. ld itataabin.
itataabee Cid liidata taakuleyn. ld itataabi.
itataabi ld itataabee.
itataabin ld itataabeyn.
itataabo Waxtar; tural; dhimris; jimic; gargaar; tabantaabo; ititibo.
iter (kiim.) Nooc iskudhis organig ah oo leh kooxda -O-. Iteryada fududi waxay leeyihiin naaneysta R-O-R', halkas oo R iyo R'ay yihiin kooxo alkayl ama arayl ah oo aan ahayn iskumid.
itifaaq Heshiis la isku wada af-garto.
ititib Xanaanaynta aad wax loo xunnaa-neeyo.
ititibi Wax aad u xan-naanayn.
ititibin eeg ititibi. ld ititibis.
ititibis ld ititibin.
ititibsan Wax la ititibiyay ahaansho.
ititibsanaan eeg ititibsan. ld iti-tibsanaansho.
ititibsanaansho ld ititibsanaan.
itixaad Isutagga siyaasadeed, dhaqaale, iwm ee dhex mara laba dawlad iwm; midow.
itixaaman ld imti-xaaman.
itixaamid ld imtixaamid.
itixaan (1) ld imtixaan¹.
itixaan (2) ld imtixaan².
itixaanid ld imtixaamid.
itixaannaan ld imtixaannaan.
itixaannaansho ld imtixaannaan.
ixsaan Wanaag cid loo galo. ld isxaan.
ixtiraam (1) Dareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo.
ixtiraam (2) Dareen xurmo iyo qaddarin leh cid u muujin.
ixtiraamid eeg ixtiraam².
iya (1) ld iyada.
<< < 807 808 809 810 811 812 813 814 815 816 817 > >>

 

Exit mobile version