Iya
Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:ld iyada.
Iya
Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:ld iyaga.
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*
Wax walba wax ayaa ku duugan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Soomaaliya*
Soomaaliya, si rasmi ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waa waddan ku yaal Geeska Afrika. Dalku waxa uu xad la wadaagaa Itoobiya galbeed, Jabuuti waqooyi-galbeed, gacanka cadmeed waqooyi, badweynta Hindiya oo bari ah, iyo Kenya oo ka xigta koonfur-galbeed. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer badweynta Afrika waana halka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Xaaxiyahow*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iya ↴
daabac | jaabbiyad | maaddiyad | raabiya | taadhisaar | taadhisaar | waabis | yaanyo | faag | jaahiliyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg