Itanol

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Alkohool hoor ah oo bida, midabna aan lahayn. Itanoolka waxa lagu soo saaraa dariiqadda khamiirinta sonkorta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga itanol


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg