Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: nohnoh
jillaafeyn ld jallaafid.
jillaafid ld jallaafid.
jillaafo ld jallaafo.
jillab (bot.) Geed nagaarka ka mid ah oo aan qodax lahayn oo geelu daaqo, weelasha caanahana lagu deebiyo.
jillad ld jelled.
jilladad ld jalladasho.
jilladan (1) ld jalla-dan¹.
jilladan (2) ld jalladan².
jilladasho ld jalladasho.
jilladid ld jelledid.
jilladmid ld jalladmid.
jilladnaan ld jalladnaan.
jilladnaansho ld jalladnaan.
jillado ld jallado.
jillaw Mayraxda adag ee u dhexeysa qolofta iyo mullaaxda geedka.
jilleey Dad, lo'aan reerkeedii la joogin haya; bulsho.
jilliin-sagaaro Ilmaha sagaarada (lab dheddigba); jiis.
jilnaan eeg jilan. ld jilnaansho.
jilnaansho ld jilnaan.
jilqab Dhul dihin oo aan dhirtiisa weli la jarin.
jimaad Da'; eyni.
jimayn eeg jimee.
jimbac (1) 1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid.
jimbac (2) Wax dhinac u leexin.
jimbacad ld jimbacasho.
jimbacan (1) Wax la jimbacay noqosho.
jimbacan (2) Wax dhinac u leexsan ahaansho.
jimbacmid eeg jimbacan¹.
jimbacnaan eeg jimbacan². ld jim-bacnaansho.
jimbaco Wax dhinac u leexsasho.
<< < 846 847 848 849 850 851 852 853 854 855 856 > >>

 

Exit mobile version