Darfooley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc dermooyinka ka mid ah oo darfo casaan ah leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darfooley


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg