jimbac
(m.l)

1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid.

jimbac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -bici)

Wax dhinac u leexin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimbac

jimbacad [m.l]
ld jimbacasho.

jimbacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax la jimbacay noqosho.

jimbacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax dhinac u leexsan ahaansho.

jimbacmid [m.f.dh]
eeg jimbacan¹.

jimbacnaan [m.f.dh]
eeg jimbacan². ld jim-bacnaansho.

jimbaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Wax dhinac u leexsasho.

jimbicid [m.f.dh]
eeg jimbac². ld jimbac¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg