Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fullaacsan
jirniin 1. Abuuritaanka ay wax abuu-ranyihiin. 2. Habka xoolaha loo ilaaliyo. ld jirriin.
jirnixid eeg jirnax².
jirraaq (1) J. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.
jirraaq (2) Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.
jirraaqid eeg jirraaq². ld jirraaqis.
jirraaqis ld jirraaqid.
jirraaqo (c.nafl) Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax-yo waaweyn oo raxanraxan u socota; buu-lallo.
jirrab (1) 1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. 3. J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.
jirrab (2) 1. Cid dhibaato gaarsiin. 2. Ku j.: cid wax ku qasbid. 3. Wax tijaabin.
jirrabaad Dhibaato weyn.
jirraban (1) Wax jirrab la mariyey noqosho.
jirraban (2) Wax jirrab la mariyey ahaansho.
jirrabid eeg jirrab². ld jirrab¹ (5).
jirrabmid eeg jirraban¹. ld shirrab-mid.
jirrabnaan eeg jirraban². ld jirrab-naansho.
jirrabnaansho ld jirrabnaan.
jirran Nafley wax jirro hayso ahaansho.
jirranaan eeg jirran. ld jirranaansho.
jirranaansho ld jirranaan.
jirrasho eeg jirro².
jirri ld jarri.
jirrid Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.
jirrid-maskaxeed (daaw.) Qaybta maskaxda ee ka kooban maskax dambeed, maskax dhexaad iyo boonas. Waxay u egtahay kuna xidhiidhsantahay xangullaha. Maskax dhexaadku waxay xukuntaa isuna keenta falnaqyada, sida neefsashada kuwaas oo ka yimaada xarumaha sare ee maskaxda iyaga oo sii mara marinno dareenwade oo wada shaqeeya.
jirriin ld jirniin.
jirriinsii Wax abuurid.
jirriinsiin eeg jirriinsii.
jirriq ld jiririq.
jirriqaa (c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.
jirriqjirriqlee Ilko isku lisid; jiririq samayn.
jirriqjirriqleyn eeg jirriqjirriqlee.
<< < 851 852 853 854 855 856 857 858 859 860 861 > >>

 

Exit mobile version