Jirraaq

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

J. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.


Jirraaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirraaq

jirraaqid | jirraaqis | jirraaqo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg