Jirrid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirrid

laamallooye | laan | badhi | bashaqle | caws | dhir-abaareed | dhud | dhuux-geed | diir-hoose | ganguuman |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg