caataysnaan eeg caataysan. ld caataysnaansho.
caataysnaansho ld caataysnaan.
caatee ld caataysii.
caatibawaa C. ah: caalwaa.
caato 1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay. 3. Hilib aan dux lahayn.
caatoobid eeg caatow². ld caatow¹.
caatow (1) ld caatoobid.
caatow (2) 1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho.
caaw (1) ld caw¹.
caaw (2) ld caw².
caawa 1. Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh. 2. Habeenka markaa la joogo.
caawi Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.
caawimaad ld caawino.
caawimid ld caawinid.
caawimo ld caawino.
caawin (1) ld caawiyid.
caawin (2) Cid kaalmo ama taageero u fidin.
caawinaad ld caawino.
caawinid eeg caawin². ld caawimid, cawimid, cawinid.
caawino Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
caawis ld caawiyid.
caawiyid eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
caay (1) ld cay² (1).
caay (2) ld cay³.
caayan Wax, cay leh ahaansho.
caayanaan eeg caayan. ld caayanaansho.
caayanaansho ld caayanaan.
caayib Qof caajis ah oo shaqada ka wahsada.
caayibnimo Caayib ahaansho.
caayid ld eeg cay³.
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>