Caawin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld caawiyid.

Caawin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-imay/-inay, -intay; -imi/-ini)

Cid kaalmo ama taageero u fidin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caawin

kaalmee | caawimaad | caawimid | caawimo | caawinaad | caawinid | caawino | caawiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg