Caawa

Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga:

1. Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh. 2. Habeenka markaa la joogo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caawa


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg