urursasho eeg ururso. ld aruursasho.
ururso Wax kala firirsan meel isugu keensasho. ld aruurso.
uruur (ray, -rtay) ld aruur².
uruuri ld aruuri.
uruurid ld aruurid.
uruurin ld aruurin.
uruuris ld aruurin.
uruursad ld aruursasho.
uruursan ld aruursan.
uruursanaan ld aruursanaan.
uruursanaansho ld aruursanaan.
uruursasho ld aruursasho.
uruurso ld aruurso.
us Aamus!
usar ld unsar.
usduurad ld usduuro.
usduuro Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.
uskag Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.
uskag-galeen Jir dad meesha wasakh qabatinka leh.
uskagayn eeg uskagee.
uskagee Wax uskag u yeelid.
uskagoobid eeg uskagow.
uskagow Uskag yeelasho.
uskug ld uskag.
ustaad Macallin; bare. ld astaad.
usur Dhul jiq ah oo aan la mari karin.
utun Godob weyn; aano.
uu1 Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto” uu2 Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm. uub 1. Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay. 2. (-bo, m.l) God dhuuban oo hoos u dheer.
page : 10 of 15
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 >