Uu

Qaabnaxa: mu.dhm.y Isrogrogga:

Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”


Uu

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.



ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg