uub
(m.dh) (-bo, m.l)

1. Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay. 2. (-bo, m.l) God dhuuban oo hoos u dheer.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uub

uubatee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.

uubateyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uubatee.

uubato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-ooyin, m.l)
1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.

uubo [m.dh]
ld uub.

uuley [m.dh]
Yeey, uubato.

xabuubane [m.l]
Badar aan wasaq lahayn.

yey [m.l]
(c.nafl.) Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey. ld yeey.

yuub [m.l] (-bab, m.l)
Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.

yuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg