Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: xuubka saynuufiyal
sinjidhaannimo Sinjidhaan ahaansho.
sinjifaquuq (1) Kala soocidda dad midab lagu kala sooco.
sinjifaquuq (2) Cid midab takoorid.
sinjifaquuqid eeg sinjifaquuq².
sinmid eeg siman¹.
sinnaan ld simnaan.
sinnaansho ld simnaan.
sinni Sicir; qiime.
sino Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.
sinsaaro ld sinsaaryo.
sinsaaryo Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo. ld sinsaaro.
sintaacsasho ld sitaacsasho.
sintaacso ld sitaacso.
sintaar Maanyoodka Yibraha, marka ay samaanyo ka rabaan wiil dhashay.
siq Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid.
siqasho eeg siqo.
siqid eeg siq.
siqiir (1) ld saqiir¹.
siqiir (2) ld saqiir².
siqiirid eeg saqiirid.
siqiirnimo ld saqiirnimo.
siqo 1. Iyadoo la fadhiyo in yar durkid. 2. Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.
siqsiq Ka s.: ceeb ka dhowrsasho.
siqsiqid eeg siqsiq.
sir (1) (asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.
sir (2) Cid khiyaamayn.
siraad (1) 1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.
siraad (2) Wax iftiin kee-naya shidid.
siraadan Wax la siraaday ahaansho.
siraadasho eeg siraado.
<< < 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 > >>

 

Exit mobile version