Sinjifaquuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kala soocidda dad midab lagu kala sooco.

Sinjifaquuq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Cid midab takoorid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinjifaquuq

sinjifaquuqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg