sirid eeg sir².
siriq1 Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora. siriq2 Il xarig isku roorid. siriqsan 1. Wax dhuunta xarig looga rooriyey ahaansho (nafley). 2. Xarig siriq leh ahaansho.
siriqsanaan eeg siriqsan. ld siriq-sanaansho.
siriqsanaansho ld siriqsanaan.
siriqsasho eeg siriqso.
siriqso Xarig siriq u yeelasho.
sirir1 Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso. sirir2 1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid. siriri 1. Cid suuxin. 2. Cid ceejin.
siririd eeg sirir².
siririn eeg siriri. ld siriris.
siriris ld siririn.
sirirsan Wax la siririyey ahaansho.
sirirsanaan eeg sirirsan. ld sirirsanaansho.
sirirsanaansho ld sirirsanaan.
sirkudilyayn ld sirdilid.
sirkudilyee ld sirdil.
sirkudilyo ld sirdilyo.
sirmaqabe Qof aan khayaamo aqoon oo daacad ah.
sirmid eeg siran.
sirnaan eeg siran. ld sirnaansho.
sirnaansho ld sirnaan.
siro Cid sir wax kaga qaadid.
sirooko (juqr.) Dabayl koonfareedda ka dhacda woqooyiga Afrika, Sisily (Sicilia), iyo koofurta talyaaniga, oo ka soo kacda saxaaruhu, waa kulushahay, qallalantahay, marmarka qaarkoodna waa bus miidhan.
sirqannimo Sirqo ahaansho.
sirqi Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
sirqid eeg siriq².
sirqin eeg sirqi. ld sirqis.
page : 95 of 118
<< < 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 > >>