Siriq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.
Siriq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Il xarig isku roorid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siriq ↴
cay | dabin | dabinqool | daldal | dheyrdheer | goodaaddo | guntin | il | qool | qool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg