Sirir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.

Sirir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sirir

siriri | siririd | siririn | siriris | sirirsan | sirirsanaan | sirirsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg