Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
laqaybshe  Wax ama tiro la qaybinayo.
laqbayn  eeg laqbee. ld laqbays.
laqbays  ld laqbayn.
laqbee  Kutub wax ku qoran fasirid.
laqbo  Fasiridda wax kutub ku qoran la fasiro.
laqdabo  1. Qiyaano; dhagar. 2. ld ladqabo (2).
laqid  ld liqid.
laqimaad  (dii.) Marka qof la kirishtaaminaayo, waxaa biyo ku shuba madaxa kirishtaanka taasoo ay calaamad u tahay in uu ka mid noqday kaniisada kiristaanka, dambigiisna uu dhaqmay.
laqin  1. U l.: qof wax la barayo u meerin. 2. U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.
laqinid  eeg laqin.
laqlajis  (bot.) Geed faalala oo leh laamo iyo caleemo jilicsan oo xooluhu daaqaan.
laqmad  ld laqmasho.
laqmasho  eeg laqmo. ld laqmad.
laqmid  eeg laqan².
laqmo1  1. Rabsho badan (qof dhallinyar). 2. Dhallinyaro ahaan ku dhimasho. laqmo2  Qof da'yaraan ku dhimasho. laqsan  ld liqsan.
laqsanaan  ld liqsanaan.
laqsanaansho  ld liqsanaan.
laqsii  ld liqsii.
laqsiin  ld liqsiin.
laqwi1  Oraah diinta gef ku ah oo bareer loo yiraahdo. laqwi2  Hadal diinta gef ku ah ku hadlid. laqwin  ld laqwiyid.
laqwiyid  eeg laqwi². ld laqwin.
lar1  1. Xusuus xun. 2. Laqanyo. lar2  1. Wax, wax kale ku kordhin. 2. Wax, wax kale ku qurxin. laran  Wax, wax kale lagu laray ahaansho.
larid  eeg lar².
larnaan  eeg laran. ld larnaansho.
page : 958 of 1584
<< < 953 954 955 956 957 958 959 960 961 962 963 > >>

 

Exit mobile version