Laqimaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(dii.) Marka qof la kirishtaaminaayo, waxaa biyo ku shuba madaxa kirishtaanka taasoo ay calaamad u tahay in uu ka mid noqday kaniisada kiristaanka, dambigiisna uu dhaqmay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laqimaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg