Laqmo

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Rabsho badan (qof dhallinyar). 2. Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.


Laqmo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maday, -matay)

Qof da'yaraan ku dhimasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laqmo

laqmasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg