Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
lullumeyn  eeg lullumee.
lullumo   ld lullume¹.
lulmid  eeg lulan¹.
lulmo  Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay. ld lulo¹.
lulmoo   Lulmo dareemid. ld luloo.
lulmood  eeg lulmoo. ld lulood.
lulnaan  eeg lulan². ld lulnaansho.
lulnaansho  ld lulnaan.
lulniin  ld lulid.
lulo1  ld lulmo. lulo2   1. (f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho. 2. (f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho. 3. (f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho. luloo   ld lulmoo.
lulood  ld lulmood.
luman  ld eeg lun¹ (2).
lumee   Beer la abuurayo lun u yeelid.
lumeyn  eeg lumee. ld lumeys.
lumeys  ld lumeyn.
lumi   1. Habaabin; anbin. 2. Xoorid; khasaarid.
lumid  eeg lun².
lumin  eeg lumi. ld lumis.
lumis  ld lumin.
lumiya  (muus.) Meelo ka mid ah degaanka u dhexeeya webiyada ayaa shareerada looga yaqaan lumiya.
lun1  1. Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta. 2. (-uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.3. God hoos u dheer. 4. L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya. lun2   Wax dhumay noqosho. luncad  Marka beerta roobka ka hor la abuuro.
luncaddee   Roobka ka hor beer abuurid.
luncaddeyn  eeg luncaddee. ld luncaddeys.
luncaddeys  ld luncaddeyn.
luncaddo  L. ah: beer roobka ka hor la abuuray.
lungaduud  Abuur roobka ka dib beer lagu abuuray.
page : 979 of 1584
<< < 974 975 976 977 978 979 980 981 982 983 984 > >>

 

Exit mobile version