Darar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Caano badan oo candho xoolaad ku yaal. 2. ld dararid.

Darar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Neef xoolo ah candhadiisa caano badan ka muuqasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darar

ibalaroor | ibdar | candhakar | candhakarsan | candhokar | candhokarsan | darari | dararid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg