Lulo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld lulmo.

Lulo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-ushay, -ulatay)

1. (f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho. 2. (f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho. 3. (f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lulo

qaabis | dhito | fiix | firfir | handuul | kodho | lulasho | lulmo | lulmoo | lulmood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg