Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dambeeto
maharsanaansho  ld mehersanaan.
maharsasho  ld mehersasho.
maharso  ld meherso.
mahasho  ld muhasho.
mahayammoog  Dhallaan aan weli garaad yeelaan; sebi. ld mahayammooge.
mahayammooge  ld mahayammoog.
mahaysato  Dad aan hanti ku filan haysan; sabool. ld maxaysato.
mahdab  ld mad-hab.
mahdar  Musqul; suuli.
mahdi  1. Nin diinta Islaamku sheegtay inuu aakhiru-sabaanka imaan doono. 2. Barwaaqo.
mahersi  ld mehersasho.
mahiib1  ld mihiibid. mahiib2  ld mihiib². mahiibi  ld mihiibi.
mahiibid  ld mihiibid.
mahiibin  ld mihiibin.
mahiibsasho  ld mihiibsasho.
mahiibsii  ld mihiibsi.
mahiibsiin  ld mihiibsiin.
mahiibso  ld mihiibso.
mahiigaan  M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.
mahiigaannimo  Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo.
mahiiggaan  ld mahiigaan.
mahiiggaannimo  ld mahiigaannimo.
maho  ld muho.
mahrajaan  1. Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm. 2. Magac xiddig.
mahuraan  M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan.
majaajilee  ld majaajillee.
majaajileyn  ld majaajilleyn.
majaajillee  Majaajillo samayn. ld majaajilee.
page : 1010 of 1584
<< < 1005 1006 1007 1008 1009 1010 1011 1012 1013 1014 1015 > >>

 

Exit mobile version