Nohnoh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.

Nohnoh

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -htay)

Wax mataatax noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nohnoh

nohnohid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg