Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
minnasheegasho  ld mannasheegasho.
minnasheego  ld mannasheego.
minnee  ld mannee.
minneyn  ld manneyn.
minneysasho  ld manneysasho.
minneyso  ld manneyso.
minno  ld manno.
mino  Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
minqaad1  Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah. minqaad2  Fogaan minqaad ah guurid. minqaadi  Fogaan minqaad ah reer rarid.
minqaadid  eeg minqaad².
minqaadin  eeg minqaadi.
minqax1  ld manqixid. minqax2  ld manqax². minqaxwe  Wiil makhaayad ka shaqeeya oo shaaha dadka u geegeeya.
minqixid  ld manqixid.
mintid1  1. ld mitid 1. M. ah: qof wuxuu qabanayo si naftihurennimo ah u qabto. 2. ld mintidid. mintid2  1. Hawl si naf-hurnimo ah u qabasho. 2. Ku m.: wax in aysan gacantiisa ka bixin ku dadaalid (qof). ld mitid². mintidid  eeg mintid². ld mintid¹, mitid¹, mitidid.
mintidnimo  Mintid ahaansho. ld mitidnimo.
minweyn  Naago nin wada qabo tan ugu guur horraysay.
minxiis  Labo qof oo isguursaday nin u wehel yeela muddada ay arooska ku jiran.
minyaro  Naago nin wada qabo tan ugu guur dambeysay.
miqdaaf  ld muqdaaf.
miqdaafi  ld muqdaafi.
miqdaafin  ld muqdaafin.
mir1  Wax tiradoodu hal tahay. mir2  1. Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo. 2. Habeen. 3. Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo. mir3  1. (f.g) Habeen nafley cunto siin. 2. (f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho. 3. Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
page : 1079 of 1584
<< < 1074 1075 1076 1077 1078 1079 1080 1081 1082 1083 1084 > >>

 

Exit mobile version