minno
(Magac Dheddig | Noun Feminine)ld manno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minno ↴
manno [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Deeq Eebbe bixiyo. 2. Abaal sheegashada cid wax la siiyay lagu abaalsheegto. ld minno.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg