Minqaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.
Minqaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Fogaan minqaad ah guurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga minqaad ↴
minqaadi | minqaadid | minqaadin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg