Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
motootaxsanaan  ld mataataxsanaan.
motootaxsanaansho  ld mataataxsanaan.
motootixi  ld mataatixi.
motootixid  ld mataatixid.
motootixin  ld mataatixin.
mowd  ld mawd.
mowhibo  (dii.) Hibo waxgarasho oo Eebbe ku manaysto dadka qaarkiis.
mowjad  ld mawjad.
mowlac  (dii.) Meel yar oo lagu cibaadaysto oo Eebbe lagu baryo. ld mawlac.
mowle  ld mawle.
mowliid  ld mawliid.
mowluud  ld mawliid.
mowqif  ld mawqif.
mowti  ld meyti.
mowto  ld meyti.
moxog  1. Dhabarka dadka intiisa hoose. 2. ld moxoggo.
moxoggo  1. (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa. 2. ld moxog (2).
moxor  (moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
moxorcad  Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde.
moxorcadde  ld moxorcad.
moxorlo'  Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.
moxormadoobe  ld moxormadow.
moxormadow  Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.
moy  ld mooye (1).
mu'aammarad  Dibindaabyo qarsoodi ah oo cid lagu waxyeellaynayo.
mu'addin  (dii.) Ninka masaajidka ka addima.
mu'allif  (riw.) Qof riwaayad iwm curiya.
mu'asas  Fikrad urur aasaasta (cid).
mu'di  Nafley aamusnaanta wax ku dila.
mu'dinnimo  Nafley mu'di ahaansho.
page : 1090 of 1584
<< < 1085 1086 1087 1088 1089 1090 1091 1092 1093 1094 1095 > >>

 

Exit mobile version