moxoggo
(Magac Dheddig | Noun Feminine)

1. (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa. 2. ld moxog (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moxoggo

moxog [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Dhabarka dadka intiisa hoose. 2. ld moxoggo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg