Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qoto-ekeeye
muddac-calayhi Cid garta loo haysto ama loo dhigtay.
muddamdam Sirrow; munaafaq.
muddamdamnimo Muddamdam ahaansho.
muddee Cid waqti ama muddo u qabasho.
muddeec M. ah: qof wixii la faro si fudud u yeela; aan wax diidin; baarri ah. ld muddiic.
muddeecnimo Muddeec ahaansho.
muddeyn eeg muddee.
muddeysan Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho.
muddeysnaan eeg muddeysan. ld muddeysnaansho.
muddeysnaansho ld muddeysnaan.
muddici ld muddac¹.
muddicid eeg muddac².
muddiic ld muddeec.
muddiicinnimo ld muddeecnimo.
muddo Waqti, goor, waa, shin.
muddug 1. Aan la wehelin; keli ah. 2. Aan waxba sidan; qaauan. 3. Faro maran; aan hanti lahayn.
muddugan Wax muddug ah ahaansho. ld muddugsan.
muddugnaan eeg muddugan. ld muddugnaansho, muddugsanaan, muddugsanaansho.
muddugnaansho ld muddugnaan.
muddugnimo Muddug ahaansho.
muddugsan ld muddugan.
muddugsanaan ld muddugnaan.
muddugsanaansho ld muddugnaan.
muddul ld mundul.
mudid eeg mud. ld mudniin.
mudmid eeg mudan¹.
mudnaan eeg mudan³. ld mudnaansho.
mudnaan (1) eeg mudan². ld mudnaansho.
mudnaansho eeg mudnow. ld mudnaan.
mudnaansho (1) eeg mudnow. ld mudnaan.
<< < 106 107 108 109 110 111 112 113 114 115 116 > >>

 

Exit mobile version