Muddug

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Aan la wehelin; keli ah. 2. Aan waxba sidan; qaauan. 3. Faro maran; aan hanti lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muddug

muddugan | muddugnaan | muddugnaansho | muddugnimo | muddugsan | muddugsanaan | muddugsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg