Aftir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Cad maro ah ama warqad afka lagu tirto.
Aftir
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya). 2. (f.mg) Qof af u tirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aftir ↴
aftirasho | aftirid | aftiro | naftir | naftir | naftirid | tifaftir | tifaftir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg