Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
qarrari  ld tarrari.
qarrarid  ld tarrarid.
qarrarin  ld tarrarin.
qarrer1  ld qarrir¹. qarrer2  ld qarrir² (2). qarreran  Dhar, derbi iwm wax dillaacay ahaansho.
qarreri  Wax dillaacin.
qarrerid  ld qarririd.
qarrerin  eeg qarreri. ld qarreris.
qarreris  ld qarrerin.
qarrernaan  eeg qarreran. ld qarrernaansho.
qarrernaansho  ld qarrernaan.
qarri1  Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh. qarri2  1. Dhul buuraley ah. 2. Dhul jiq ah oo aan la mari karin. 3. Qalqalli. qarrir1  Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer¹, qarririd. qarrir2  1. (f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid. 2. (f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid. qarriran  Arrin iwm wax go'aan laga gaaray ahaansho.
qarririd  eeg qarrir². ld qarrer¹, qarrerid, qarrir¹.
qarrirnaan  eeg qarriran. ld qarrirnaansho.
qarrirnaansho  ld qarrirnaan.
qarrog  Haruub weyn oo ka samaysan qabo ama argeeg oo caanaha lagu shubo; bantol. ld qarroog.
qarroor1  Hoore yar oo weel salkiisa ku hara. qarroor2  Hoore yar weel salkiisa ku harid. qarroorid  eeg qarroor².
qarsad  ld qarsasho.
qarsan  Wax la qaryey ahaansho.
qarsanaan  eeg qarsan. ld qarsanaansho.
qarsanaansho  ld qarsanaan.
qarsasho  eeg qarso. ld qarsad, qarsi.
qarshad  ld qarsho.
page : 1199 of 1584
<< < 1194 1195 1196 1197 1198 1199 1200 1201 1202 1203 1204 > >>

 

Exit mobile version