Qarri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.
Qarri
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhul buuraley ah. 2. Dhul jiq ah oo aan la mari karin. 3. Qalqalli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarri ↴
jaawqarrir | hallee | qarrer | qarrer | qarrerid | qarrir | qarrir | qarriran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg