Qarroor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hoore yar oo weel salkiisa ku hara.

Qarroor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Hoore yar weel salkiisa ku harid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarroor

qarroorid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg