Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
qoolaabmid  eeg qoolaaban¹.
qoolaabnaan  eeg qoolaaban. ld qoolaabnaansho.
qoolaabnaansho  ld qoolaabnaan.
qoolaabo  Dab shidasho.
qoolaati  ld qoolati.
qoolaaw1  ld qoolaab¹. qoolaaw2  ld qoolaab². qoolad  ld qol.
qoolan1  Xarig wax la qoolay noqosho. qoolan2  1. Xarig wax la qoolay ahaansho. 2. U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho. qoolati  Geed dheer oo aan qodax lahayn oo caleemo cagaaran iyo hoos qabow leh. ld qoolaati.
qooli  Suun ama xarig siriq u sameyn.
qoolid  eeg qool².
qoolin  eeg qooli.
qoollaalli1  1. ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego. 2. Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto. qoollaalli2  1. Wax ilqoorka ka eegid. 2. Si isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto u socosho. qoollaalliyid  eeg qoollaalli². ld qoollaalli¹ (1).
qoolley  Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
qoolli  Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
qoollin  eeg qoolli.
qoollis  ld qoollin.
qoolmid  eeg qoolan¹.
qoolnaan  eeg qoolan². ld qoolnaansho.
qoolnaansho  ld qoolnaan.
qoomammayn  eeg qoommammee. ld qoomammays.
qoomammays  ld qoomammayn.
qoomammee  Gef la sameeyey ka xumaansho.
qoomammo  Shallayto qof gef sameeyey ku dhacda.
qooman  Wax qooni gaartay noqosho (nafley).
qoombi1  Xubinta uu malayga ka neefsado.
page : 1220 of 1584
<< < 1215 1216 1217 1218 1219 1220 1221 1222 1223 1224 1225 > >>

 

Exit mobile version