qoolli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoolli ↴
qoollin [m.f.dh]
eeg qoolli.
qoollis [m.l]
ld qoollin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg