Qooli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Suun ama xarig siriq u sameyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooli ↴
aqoolid | baqooli | baqoolid | baqoolin | baqoolis | biirqoolid | boqooli | boqoolid | boqoolin | boqoolis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg